top of page

CAAFIMAAD
Ku dhawaada shabakaadda caalamiga ah ee caafimaad waxaad ka heli doontaan barnaamijyo dhinaca caafimaadka ah oo tayaysan, waxayna iskugu jiri doonaan muuqaallo iyo qoraallo. Hadafkeennu waa dal nabad iyo dadka caafimaad qaba. Â Waxaan aaminsanahay iyo caafimaadku yahay aasaaska nolosha biniaadamka. Caafimaadka waa nimco ay tahay inaan ku mahadnaqno islamarkaana aan ilaashano.
bottom of page