top of page
Recent Posts






Archive
Tags


baro quraac baradho iyo cheese
Ku dhawaada iskufilan cooks, meel kastoo aad dunida ka daawanaysaan maanta waxaan inoo sidaa quraac fudud oo aan ka samaynayo baradho iyo...


Maxay Tahay Faaiidada Sanjabiisha?
Sanjabiisha qarniyo hore ayay dadku u isticmaali jireen cunto iyo caafimaad ahaan, waxayna kaloo u isticmaali jireen joojinta jubanka...


Bur Sonkor (Cunnada Ramadaanka
Maanta waxaan idin tusinaya sida loo diyaariyo bur sonkor kaasoo inta badan dadkeennu jecel yihiin inay cunaan xilliyada afurka ee bisha...


Cabitaan macaan oo ka samaysan Cambe
Muuqaalkaan hoose waxaan idin kula wadaagaynaa cabitaan nafaqo leh oo nafta u roon islamarkaana aad isku qabooyin karto kaasoo laga...


Faaidooyinka Cajiibka ah tufaax
Qoraalkan waxaa kusoo aruuriyay qaar ka mid ah faaidooyinka layaabka leh ee tufaaxa. Waxaa jirta maahmaah tidhaahda cunista xabbad tufaax...


Faaidada caafimaad ee kaarootada
Kaarootadu waa cunto soomaalidu ay wada garanayso islamarkaana laga helo dhulkooda, waxayna leedahay waxtar balaaran , waxaan halkaan uga...


Fruits-ka u fiican haweenta uurka leh
Waxaa jira miro ama fruits daruuri ah ama ay qasab tahay inay cunto haweenta uurka leh, waxaan qoraalkan kusoo koobayaa miraha ugu...


Cuntooyin kusiinaya hurdo macaan
​ Cuntooyinkaan ma cuno hurdo la'aanna waa i haysaa? Mooska: Mooska waxaa dhex qooshan maadooyinka magnesium iyo potassium oo labadaan...


Sida timaha looga ilaaliyo in ay cirroobaan
Qormadaan waxaan kuugu soo gudbinaya sidaa hoos ugu dhigi lahayd in timahaadu cirroobaan ama ay cadaan: Iska yare warwarka: Walow timaha...
bottom of page