Cabitaan macaan oo ka samaysan Cambe
- caafimaad
- Mar 31, 2017
- 1 min read

Muuqaalkaan hoose waxaan idin kula wadaagaynaa cabitaan nafaqo leh oo nafta u roon islamarkaana aad isku qabooyin karto kaasoo laga samaynayo cambe fresh ah iyo miraha avocado da.
Runtii ahaantii cabitaan macaan oo ay habka diyaarintuusi iska fududahay caafimaadkaagana horumarinaya. Waan hubaa inaad ka heli doontaane fiirsada sida fudud ee loo samaynayo.
Comments