Bur Sonkor (Cunnada Ramadaanka
- caafimaad
- May 15, 2017
- 1 min read

Maanta waxaan idin tusinaya sida loo diyaariyo bur sonkor kaasoo inta badan dadkeennu jecel yihiin inay cunaan xilliyada afurka ee bisha ramadaan.
Bisha ramadan waxa idiin soo gudbin muuqaallo aan ugu talo galay bishan iyo cunnada la samaysto haday ahaan lahayd afurka iyo iyo suxuurta, hadaba igu xirnow oo la soco muuqaallada aan soo soo wado.
Halkaan ka daawo muuqaalka maanta
Comments